qalbigeygaaa ololaayo
qambanoo nafteydii
maanta qiil uqaayo
jacylbaa qunyar
ii dhameeyoo
qayr kay iga reebo
dawo qaadan waayee
iqabooji waayee
quruxdiyo hanaankaad
raga qaayo dheertoo
qaabkaan eeganoo
kadib waad iqaaadee
jacelbaa unyar ii dhameyo
qaxarigu abuuroo
dawo qaadan waayo

Exit mobile version