Siduu ii barkaday
hurdo kaama bogtoo.
i bariisayoo.
waygu baahaayee…2

adaan kuu bukaaa.
ma i bogsiin kartaaa…2

buur baa kugu gudbanee..
miyaad sooo bixi kartaa…2

Nabsi igu bataa
buul igaa dhistooo
siduu yahay birdana
bahdii iga jareee…2

intaan lay bud dhigin
ma i bogsiin kartaa..2

buur baaa kugu gudbane
miyaad sooo bixi kartaa..2

Boqoshada kal gacal
badh baa iga hadheee
iguu boob markaan.
bidhaantaa arkoo…2

yaan badin warkee
maxaa inoo balanaa..2

Buur baaa kugu gudbane
miyaad sooo bixi kartaa..2

Exit mobile version