VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kun jeer (NEW) - Lyrics

markaan isla joognay kenyo kalgacalkiyo caashaqeenii kolaba ma ilaawi karo kaftankiyo sheekadeenii mmarkaan isku kali ahayn kolaba ma ilaawi karo kalaamka dad kale ha maqal kalsoonaan kaa rabaa kun jeer anigaa ku jecel hadaan kiishoow anigu kurtood raga ka jeclaaday naftuna kugu kooban tahay anigu kii aan jeclaayoow kahkiyo laabtaydibaa kol walba ku xasuusanaysa kalaamka dad kale ha maqal kalsoonaan kaa rabaa kun jeer anigaa ku jecel kiishoow anigaa ku jecel
Queue is empty
-- / --