Markaan isla joogney keeyow kalgacalkiyo cashaqeni kolnaba kolnaba kolnaba ma ilaawi karo 2x
Kaftan kiyo sheekadeni kolkaan isku kali ahayn kolnaba ma ilaawi karo 2x
Kalaamka dadka hamaqal kalsoonan karaba kun jeer kunjeer kunjer aniga ku jecel kun jeer kunjeer kunjer iyada ku jecel kun jeer kunjeer firshaw aniga ku jecel 2x
Kaftaanki shaw ma,iguu inton raga ka jecladey naftuna naftunaa naftunaa kugu koobantahay2x
Anigu kii an jeclayow kashaydiyo laabtaydibaad kolwalba ku xasuusaneysa 2x
Kalaamke dadka hamaqal kalsoonan karabaa kunjeer kun jeer kenjer aniga ku jecel kun jeer kunjeer kunjer iyada ku jecel kun jeer kun jeer firshaw aniga ku jecel 2x
Kun jeer kun jeer kunjer iyada ku jecel kun jeer kunjeer firshaw aniga ku jecel

Exit mobile version