leebkii jacaylkow
lalayaa ihaleeloo
laabta iga yaal
aaaaaaaaaaaax
ladawaayey laamadoodiwaayey
waa mid iu lamaanoo
laqiimo badanoo
lugooyada ku naaxee
ma ilulay sidii labi
ama laama looshaha

libaaxaan kulanaa
ladanow kumoodoo
lilaahiyuu salaamee
laban waayey libiqsan
waayey
waa midig laxaadku wayn
luqunta isku duubanoo
lugna igutabceeyee
ma ilulay sidii labi
ama laama looshaha

laasbiyo macaaniyo
loda caanaheediyo
liqi waayey oontee
liqi waayey ilumina waayey
waa mid la igu ladhayoo
sidii layla iyo qays
laxudkaan lagalayaa
ma ilulay sidii labi
ama laama looshaha

Exit mobile version