VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mala Dhuubtay Awogaa - Lyrics

Igu dheeri inantani waatan dhursugayee dhuniga u diideen hurda uga dhaqaaqee dheeheda midabka leh waa mid lo dhameyoo maba kala maba kal mabala dhantalnee Amba kugu dhadhabayoo laba isku dhiganta mid haduu dhaltaanmana dhisma uma hagaage Amba dhamac galgacal baa i dhalaalineeso dhexdu ila yaraatee dhagar qabe jacaylbaa inta uu dhan i riday ma dhex galay wadnaha oo ma la dhuubtay awgaa ma la dhuubtay awgaa Dhadhab kugu xasuustoo Riyo kugula dheelee Dhalad xuural cayneey Dhanaad qabatey waayee kolkaad soo dhawaataa Dhulku wada iftiimaa Maba Kala dhantaalee Amba kuma dhaliilinee sidaad iigu dheertahay dhaxalkeyga kugu qoray inaa dhahal kaa dhaafee Amba dhamac galgacal baa i dhalaalineeso dhexdu ila yaraatee dhagar qabe jacaylbaa inta uu dhan i riday ma dhex galay wadnaha oo ma la dhuubtay awgaa ma la dhuubtay awgaa
Queue is empty
-- / --