VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mashxarad - Lyrics

Qoomaal Waa mahad allee Maalin lagu farxee Mudaniyo marwaa Maherkoodii dhacay Marya mursal Marxabeeyo oo Midigta isla hela Sacab iyo mashxarad U qashuuc Arooos Owlaad masuuloo Maslim ahoo diin leh Mahamed iyo roodaay Murta oo mowla ha idinsiiyo Qoomaal Miisaan usocod muuq iyo hanaan Maariin dhalaal Kala midab qurxoon Maryan mursal Madaxii ragiyo Maalkiyo midkii Aqoontisa malab Maxamadow tahee Owlaad masuuloo Maslim ahoo diin leh Mahamed iyo roodaay Murta oo mowla ha idinsiiyo Qoomaal Maskaxdiyo qalbiga Mowjadaha dhiigiyo Maankaad ku mirantee Malab aad u noqote Maryan Mursal Maamuus kalgacal Muxibiyo jaceyl Ayey maxamadow Qudha kuu qabtaa Owlaad masuuloo Maslim ahoo diin leh Mahamed iyo roodaay Murta oo mowla ha idinsiiyo Qoomaal Maankiyo iftiin Ubaxii mandheeriyo Laasqoray ka muuqda Miliqsiga ku mood Maryan mursal Sida geed mareeriyo Dhirta oo mogasho Mirihii baxeen Sida kugu masaal Owlaad masuuloo Maslim ahoo diin leh Mahamed iyo roodaay Murta oo mowla ha idinsiiyo
Queue is empty
-- / --