VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin xun xilo ha moodina - Lyrics

Xiliga iyo waqtiga layab leh layab leh xiliga iyo wakhtiga layaab leh layab le ninxaqiiqo kugu qaba o si xalaala kugu dhaqa 2x Markuu laba xigtiisa ah dhaco xabiibnimu laso noqon aya lagu xisabtami marku ku xaqdhawrli,i yahay xurmad li,i jacaylku yahay 2x Ragu ragu xeradi waydar yahay 2x Ragu ragu xeradi wadar yahay 2x Xumbadaa ha moodinaa xayturuu ha moodinaa xaasha,i waligii nin xun nin xun xilo ha moodina ala nin xun xun xilo ha moodinaa 2x Xiligiyo wakhtiga layab leh layableeh xiligiyo wakhtga layableh nimad xiiso u qabto ood qalbi xaadhan ku ogtihid 2x Markii uu xagkale jadtago xalki horu laso noqon aya lagu xisabtami marka u xanano jirin xurmad li,i jacaylku yahay 2x Ragu ragu xilo bilaal u yahay 2x ragu ragu xilo bilal uuyahay 2x Xumbadaa ha modinaa xayturuu ha moodinaa xaasha,i waligii nin xun nin xun xilo ha moodinaa ala nin xun nin xun xilo ha moodinaa xaashai waligii nin xun nin xun xilo ha moodinaa ala nin xun nin xun xilo ha moodinaa 2x Nin xun nin xun xilo ha moodinaa 2x Nin xun ninxun xilo ha moodinaa ala nin xun nin xun xilo ha moodinaa 2x
Queue is empty
-- / --