Nasiibkaa igu kaa daray
Naftayda kuma aqoon
Inaa tahay  nuuca baas
Habeenka naxuusiyo
Midkodaba loo ??

Anniga hooy
Anniga ha’isku kee nabnabin
Naruuro ha’iga sugin
Inaan nuglay ha’umaleenin
Waryaahee ha’umaleenin

Nidaamka  guurkiyo
Hadaadan nolashaba aqoon
Anniga naa ha’igu oran
Niyadana ha’iga jibin
Niyada qalbiga waa kaa nacee
Niyada Ha’iga jibin

Ka nooli Waxii dhaceeyn
Dumarka nacas baa jiro
Nin wayn yee is oran
???
Nagaasho allah haayee

Annigu hooy hooy
Noalshaasa ma rabo
Naftii baa igu dhibtee
Ha nooginee waaa ku nacay
Waryaahee waa ku nacay

Nidaamka  guurkiyo
Hadaadan nolashaba aqoon
Anniga naa ha’igu oran
Niyadana ha’iga jibin
Niyada qalbiga waa kaa nacee
Niyada Ha’iga jibin

Exit mobile version