sidaas weeyi
waar sidaasi weeyi
sababtii jacaylka
iisaacidi waysidee
sunihii iisaartee
sinahaad iga go aysee
sida oon iisudhnaayee
iisuuragalayninee
saarkii sidi waayee
soodhawoow ani ii
soo dhawoow sadrigaaga
isaareee
sida saartiga buurihii
adigaan kaasoocdee
subaxdii lagu siiyaa
wadnahayga ku saaqdee
sida kaymaha roobkoon
subaxdii indho saaroo
sama iigu daysaa
ana kuugu samraayee
sodhawoow ani iisoodhawoow
sadrigaaga isaaree
shaba hada

Exit mobile version