Inkastoon rafaad qabo
Maantana raamo leey-
Ahay howsha reerku
Laba dhinac anigay
Iigu raran tahay x2

Roobaygu da'ayee
Marka ramasku soo
Baxo gabdhuhu reerka
Hantaan wiilashuna
Israacaan rabigay
Waxaan ka sugayaa
X2

In ragaygu ii kaco
Aamiin oon kahelo
Rafaad kani abaalkii
Aan raad saday x2

Ana aan is rogo oon
Ku raxaysto meeel
Wacan x2

Alla ruux waliba iraad-
Shaa alla layga daba
Rucleeyaa reerkayagii
Inici jiray Ruunay igu
Yiraahdaan x2

Oonyeeshaa rag iyo
Dumar qaraabo aan
Irabi jirin x2

Qofka igu riyaaqeee
Qosolka igu rakaad
Shee rubad gooyo
Hadala ah igu sii
Rideeyo x2

Rayi gab hanoqonine
Wakhtigu ruuxna lama
Dhalan x2

Kunturaad rabaaniya
Raad dheer baan ku
Taag nahee x2

Markaan tuuro heer-
Yada kol kaasaan
Jawaab runa dhegaha
Kuugu ridayaa rabigay
Hanagu simo x2

Exit mobile version