VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxa ka hesho wax ha iga siin - Lyrics

dhagihii alle waaniyaa wacdiga kaa qaatoo illaahay waafajiyaa hadaad waqal hooriyo xareeda ka weecataa abaarta ku wareertaa waar wanaagbaan kuu hayoo naftaydaan wadeecadiyo wareerka kadhawrayee wadadan kuu cadiyo biyaha ku walwaalayaan waaar masee haawanayee bad iyo wabi kugu daraan waxaad ka hesho waxba aniga ha iga siin gabdhuhu waa kula walaal hadaad wax ku qaadataa codkaygu ku deeqayaa dad wali caashaqiyoo wadnihii kugu kali ahaa dhankiisa diyaar utahay waar horaan kuu waaniyoo adoo weer ku weeraraan intaa ku waaniyaa tii horaad waydaaratood waxkalaa kuu yeedhayaa tog iyo ceelki wardheer bad iyo wabi kugu daraan waxaad kaheshiyo aniga waxba ha igasiin
Queue is empty
-- / --