VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciishoodee an waa ley canaaday - Lyrics

cudur maahin wixii i caataayee oo i caateeyee camal xumadaan ma ii can buurneed x2 caashaqaygii waa cubee waani codsahaa i caawina caawadaaneey x2 ciisheedoo an waa lay canaadee yaa ii carifaa ciladaan ihaaysee x2 cantarkoo i calmadaa laygu ciilaayee laygu ciilaayee cawo laylaa la iciiji haayee x2 cilmigaasay halay cadeeyee culumadee tiri caashaqaan hala ciilee x2 ciisheedoo an waa lay canaadee yaa ii carifaa ciladaan ihaaysee x2
Queue is empty
-- / --