Cudur maahin waxii
oo icaateeyay oo icaateeyay
Camal xumadaan ma ii cc
Caashaqeegii waa cubmee
Waad idin codsahaa
Icaawiya cawadaaneee

ciisheedoy
an waa la ii cadaabee
Yaa ii carifaayo
ciladdaan iheeso

Cantarkoo icalmadaa
Laygu ciilaayee
Cawa layla lee ceejihaayee
Cilmigaaseee halay cadeeyee
Culamadee tiri
Caashaqaan hala ciilee

ciisheedoy
an waa la ii cadaabee
Yaa ii carifaayo
ciladdaan iheeso

Exit mobile version