Aaheey dhur la aantaan
U dhibtootee dhawaq ii
Dhoween dhegtaagiis u
Dhumee

Ma dhadhaabi karee an
Waa isdhiibee dhigid iyo
Dhiqidaa dhaxdooda aale
Dheeftii dhadhan beesho
Dhagax oo kale dhuuni kuu
Noqon mayse dhiig la aan
Waa loo dhibtaa

Aaheey dhur la aantaan
U dhibtootee dhawaq ii
Dhoween dhegtaagiis u
Dhumee

Dhambaalkiis mahelee
Dhug iima haayee
Dhaxantaan dhaeysaa
Dhididaaye
Dhakafaar dharaar iyo
Habeenee waa dhiiro
Beelee dheelin maahinee
Waa dhabteydee

Aaheey dhur la aantaan
U dhibtootee dhawaq ii
Dhoween dhegtaagiis u
Dhumee

Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo

Exit mobile version