keena weeyaan calankan calan buluugo
badhtankana kule xidigtan cad
korbaan kuu sidnaaye kalulo kordheer
kulamada ka jira qaramada midoobay
kaalinbaad kuleedehee kor kood kalulo
kaama maarmee calanyohow kor inaad
ahaatoon kugu liibaano mooyee
kursi liicid kufid kuuma quudhee
ka war hayoo kor meer qoxoontiga
ha ku kaashadaane
kowda luuliyaan xoroownee kolkii aan
ka adkaanaan gumaystaha ku nidhi
kana siib kana saar keena weeyaan
farxad iyo kalgacalbaan kugu soo dhawaynee
waa dabaal dagaagiye

Exit mobile version