VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damac - Lyrics

dalanbaabi baan ahay waan wada damqanayaa jidhku way dubaaxshaa sababtuna ma durugsana qoyskaa dartiibaan la dakaamayaayoo dadabtay ku noolay gabadh lagu dulmaan ahay waxay igu dirqiyiyaan kalgacyl dahsoonoo ka hor maray da,diisii aan la hayn dadkiisii deelqaafka waayaha qoys daryeel la,aaneed waxa loogu dawgalay damac aan qorshe lahayn ana waan daliganahay waxan doono maba helo waxaan diido ima gefo waxaan doorto maba garan darajada kalgacaladu dadku ma u gudboonyahay danyaruhu ma gaadhaa maxaa tayda duudisiyay
Queue is empty
-- / --