VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doonimeyno - Lyrics

doonimayno anagu afka duubka duul islaama diin u sheegta dadka laaya dooni mayno kursi boobe dulmi wada dadka dhiba aan la dooran dooni mayno dagaal ooge dhiiga dadka ku dawooba wax ku maaga dooni mayno dooni mayno intabaa dooni mayno dooni mayno dagaalka dooni mayno dooni mayno dulmiga dooni mayno dooni mayno anagu dooni mayno duub cadaale duudsi badne dane qabiila u doodaaya dooni mayno damiir laawe dal shisheeye daba ordaayo aan la diran dooni mayno dumarkiyo da,aykiyo hooyo dagan duul kufsade dooni mayno dooni mayno intabaa dooni mayno dooni mayno dagaalka dooni mayno dooni mayno duliga dooni mayno dooni mayno anagu dooni mayno dadka baade doonya qaate bada meera doolar doone dooni mayno damac badne deeq shisheeye dadku keene sii dalaala dooni mayno dayaciyo dalanbaabi dadkayaga u horseeda dooni mayno dooni mayno intabaa dooni mayno dooni mayno dagaalka dooni mayno dooni mayno dulmiga dooni mayno dooni mayno intaaba dooni mayno
Queue is empty
-- / --