VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jowhar hordhac - Lyrics

jawharo jiroobyiyo mayay uu ku joogsaday jidhaamaha xareeduna beeraha dhex jiiftoo jeegaan qurxooniyo jawui aad u wacaniyo dhirta jinaw dhanaankii ubax jadba jaadii dusha uu ku jaran yahay jeer quroon jaleecdaa indhuhu ay jeclaystaane ha jirtoo ha joogtee janadii aduunkaay jawhareey ma nabadbaa waa meel jaliilki jeefaaf abaaariyo jajabiyo dhibaatiyo uu ka qariyay jiilaal iyo jabad barwaaqoo jaariyo walaalnimo jihadii aad eegtaba lagu joogo nabadoo farxad joogta waligeed jeer quroon jaleecdaa indhuhu ay jeclaystaane ha jirtoo ha joogtee janadii aduunkaay jawhareey ma nabadbaa
Queue is empty
-- / --