VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suroo - Lyrics

saxan saxada roobkoon sanadadan sugayaa sankayga saaranoo iisoo carfaysee nafta samaro kaliyoo adaan kuu sasabayaa sadriga iyo laabtaan salaan kaaga soo diray sanadahan adigaan ku sugayoon ku saadaalinaaye helay hibiilow waayaaboole sadex walxaado ku taal siinka adoo sidaan soo dhaweeyaaye sadkii jacaylkoo sidisiiya adoo sidaan samirkiyo dulqaadkii sidiisiiya samihiyo wanaaagoo sakaan soo guray ubaxyadaaan kusiin lahaa kugu soocay midabadana sidii aad jeclayde sacabadan ku sidayoo adaan kula sugayaa
Queue is empty
-- / --