VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warsan sax - Lyrics

hadba walalacdaadii la ii kaa widhwidhiyoo wanaagiyo kalgacal la igu kaa wadhyee walbahaare jacaylbaa i waraabiyee wajigana xishood kaaga waabtaye warsan iyo weedhsan ii soo wacee kuu soo wacnee warsan iyo weedhsan kuu soo wacnee naftu waalalawdoo kaa daba waraaqdoo waqalkii cirkaa i dul waabanoo wadiiqada halmaamoo wadar tiigsadee WAYNAHA baryee isma wayno ee
Queue is empty
-- / --