Heesta Baydhabo - Lyrics
Jacaylkaygi baahee
Balad lagu dalxiisiyo
Baydhaba ku xasiloow
Baryo xiisa haagiyo
Baahida aan ku qabo
Kuma baaba eysee
Kooreàa
Bilantaan jeclaayeey
Isha baalaheediyo
Soo istaag bartii aan
Ka bilownay sheekada
Jacaylkii i baabee
Xudur iyo bardaaliyo
Buur iga salaamoow
Ogoow barashadeeniyo
Bohowyowga caashaqa
Yaan u soo boqoolee