VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dhaleeceeyay Lyrics

dhawacayga lahashadii
dhan u raacay hirshadii
ku dhantalmay hanashadii

dhacdo reebtay gocashadi
qalbi dhoofay tabashadi
dhibaataysan murugadii

ku dhanqalmay ulashadii
cidlo dhalisay muhashadii
dhaliil saaray rabashadii
dhaleceeyay barashadii

dhinacaaga mudashadii
dhalateed ku digashadii
dhakafaaray hibashadii

dhab jacaylkii jamashadii
dhismo wayay kabashadi
Ka dhaqaaqday garashadii

ku dhanqalmay ulashadii
cidlo dhalisay muhashadii
dhaliil saaray rabashadii
dhaleceeyay barashadii

Song name
-- / --