Heesta Jowharad - Lyrics
Waa jawharad luuloo
Wabi jiin qurxoon liyo
Jawhar beeey ku dhalatee
Jamaalkiyo hubqaadka
Jaliil deeqda u saiyaa
Nafta jiidanaayee
Anna wada jirkeenniyo
Wada joogisteenaan
Ifka ugu jecleeystee
Axdigeenan yuu jabin
Jeedaali dusheediyo
Laaskaa jimcaaliyo
Jid balaan ku geeynoo
Jawi nololi taalliyo
Jaah wacan taleex baan
Jagi kaaga tumayaaa
Anna wada jirkeeniyo
Wada joogisteennaan ifka ugu jecleeystee
Axdigeennan yuu jabin