VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Puntland - Lyrics

Maalintan samaha helay Puntland salka u dhigay Sannad guuradeedaan Sacabada u tumaynaa Tubti sahankeedu maray Sax baan guushii hante Wataas socoto tagtaye Barwaaqo ku soor allow Mudug sool iyo karkaar Nugaal bari iyo Sanaag Seeraha gobolada puntand Nabada sintay ee dhextal Siyaado ka yeel Rabbboow Malintan samaha helay Ku suntaday agoostee Sabi iyo haweenkoow U soo baxa dhamantin Inkastoon abnigi sugnoo Aynu gaarnay meel sare Waxan saadsha misana Qarankii soomaali wayn
Queue is empty
-- / --