VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasuus jacayl - Lyrics

Xiskiyo mankiyo nabdiga Xasuusaha laabta yaal Adaa ku xawilay qalbiga Midaan xushay oo jeclahay Inteey duni xaadir tahay Anigu kama xiisi karo Xogteena ku qari niyada Waxaa jira qaar xin badan Intuu nacab kala xayiray Lamaane isku uur xalnaa Xabiibi dareen u dhigo Xulkii dumarkiyo naftaay Adaa xarumaha wadnaha Dareenka ku xiray jacayl Midaan xuso koor kastaay Intaan xayi ahay aduun Marnaba kuma xoori karo Xogteena ku qari niyada Waxaa jira qaar xin badan Intuu nacab kala xayiray Lamaane isku uur xalnaa Xabiibi dareen u dhigo
Queue is empty
-- / --