VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adiga adiga - Lyrics

Adiga adiga uun Ahow aragti gaara Lahow adoonsi xor Ka ahow adigu mag- Acaaga lahow x2 Adiga adiga uun Ahow adigu afkaga Lahow adigu awoo Daada ogow adigu Go'aan kaaga lahow X2 Adiga adiga adiga Uun ahaawey Adiga Adigaa adigaa uun Ahaawey adigaa Adigaa adigaa uun Ahaawey x2 Adigaa kuwaa kuu Eedaa waa asaagaa Wax kuma dheeraa Aragaagu haduu Dhibaayo adoo qos- Layaa la eegaa x2 Dhinac haday kaa Ahaadaan caqli god- Aa lamiisaamaa aw- Oodaaday ka didaane Aamusnaan baa lagu Dhaafaa x2 Adiga adiga adiga Uun ahaawey Adiga Adigaa adigaa uun Ahaawey adigaa Adigaa adigaa uun Ahaawey x2 Waa ku sidee warna Siidee hoostee maxa Ku diidee aabo maku Ciidee wuuuw Sabar waryaa anigaa Kugu noqday nabar Waryaa horta miyuu Kaa dagay badar carar Waryaa sun cab orodoo Barar waryaa x2 Adu naftaada aamin Abshir dheh waad Asiibi adaa farxad Abuuri aduuna taaba Galin aqoontaada la' Aasi acuudu iskanaari Alaa kaa wada riixi Alay lehe waad karayni X2 Adiga adiga adiga Uun ahaawey Adiga Adigaa adigaa uun Ahaawey adigaa Adigaa adigaa uun Ahaawey x2
Queue is empty
-- / --