VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawooy - Lyrics

Dawooy adaan kuu doonayaa Adigaan dartaa u daalayaa Inaan dayoon daymada arkay Diidayaaan way iga dadeen Aduunyo la'aantu ciilbay dishoo Sidaa darteedba dib ii dhigtee Waanigii danyaraayee Dawga toosan yaqiine Mar dabayshu i qaadaa Dabka la igu istaadhee Dawadaa aaska/dikhil taalaa Wadka oon i daalin Waanan dayn karaynoo Waan daalayaaye Dadyahaw salaamada Waanigii daganaayee Dulmi aanan ogaynee Niyada iga duushaa U darnaatay naftaydee
Queue is empty
-- / --