VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dhoola cadeey Lyrics

dhoola cadee dhoola cadee
dhoola cadee dhabankaaga qurxi
dheeha wajigaaga dhalaali
dhamaan nacabka waad ku dhaafi
dhaayo ku jecelbaa ku dawoobi
dhoola cadee dhoola cadee

dhoola cadee dhoola cadee
ha dhaliilin noloshoo ha dhaleecayn
ha dhihin dhamays maahoo ha istaagin
dhan walba ka dhawrtaba dhibaatooyinba jiree
dhaqaaq wax kaa hayoo dhaawacyo ku goobaya
dhabarka u dhigoo adigaa dhisi karayee
ha is dhiibin ha is dhigin dhulka ha is dhigine
dhoola cadee dhoola cadee

dhoola cadee dhoola cadee
ha is dhiibine is dhiiri
dhaaxaad qarinaysee dhoola cadee
dharaartaadi weeye dhoola cadee
qaarbaa ku dhayalsanayee dhoola cadee
dharaar ku cabudhiyee dhoola cadee
dhawaaqay usoo diraan dhoola cadee
aday ku dhaliilayaane dhoola cadee
dhabtii way ku liidayaane dhoola cadee
dhagba ha u dhigane dhoola cadee
hada dhaqaaqoo ka dhabee

dhoola cadee
dhoola cadee dhoola cadee dhoola cadee

Lyrics by: anwar

Song name
-- / --