VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guuliye guuliye - Lyrics

ma anoo adoo kaliyaa qalbigayga dareen galiyaa hamigaygana ii fuliyaa aaway aaway aaway adigaa ana i dhiiriya nacabkayga iga dhiciyaa marka aan kufo ii kiciyaa aaway aaway aaway 2x guuliye guuliye guuliyee guuliye guuliye guuliyee guuliye guuliye guuliyee guuliye guuliye guuliyee 3x waan dafiri kuwa kale waan xaqiri kaligaabaan kula jiri waan ku haysan baad itidhiyee ood itidhiyee waad itidhiyee waan inkiri qalbigayga waan ka tiri adaan meher kugu xidhi ilaa dubai baan ku diriyee waan ku diriyee waan ku diri 2x kaligaabaa dunida aniga ii dhow kaama maarmee kuwa kale ilow isoo doono iguurso bari dhow adaa iga badanee kaalay aduu haa macaaneey waan kula dardaarmi lahaa adigaan dunida kugu faani lahaa ana facaybaan ugu sarayni lahaaa aabiyo hooyaan kuu gayni lahaa kaligaabaa dunida aniga ii dhow kaama maarmee kuwa kale ilow isoo doono iguurso bari dhow
Queue is empty
-- / --