ma anoo adoo kaliyaa
qalbigayga dareen galiyaa
hamigaygana ii fuliyaa
aaway aaway aaway
adigaa ana i dhiiriya
nacabkayga iga dhiciyaa
marka aan kufo ii kiciyaa
aaway aaway aaway
2x

guuliye guuliye guuliyee
guuliye guuliye guuliyee
guuliye guuliye guuliyee
guuliye guuliye guuliyee
3x

waan dafiri kuwa kale waan xaqiri
kaligaabaan kula jiri
waan ku haysan baad itidhiyee
ood itidhiyee waad itidhiyee
waan inkiri qalbigayga waan ka tiri
adaan meher kugu xidhi
ilaa dubai baan ku diriyee
waan ku diriyee waan ku diri
2x

kaligaabaa dunida aniga ii dhow
kaama maarmee kuwa kale ilow
isoo doono iguurso bari dhow
adaa iga badanee kaalay aduu
haa macaaneey waan kula dardaarmi lahaa
adigaan dunida kugu faani lahaa
ana facaybaan ugu sarayni lahaaa
aabiyo hooyaan kuu gayni lahaa

kaligaabaa dunida aniga ii dhow
kaama maarmee kuwa kale ilow
isoo doono iguurso bari dhow

Exit mobile version