VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jabuuti - Lyrics

Dhije bule baaras See rabtaa on the beat Ani maaba adi saa i galooya Maslax mideeye Salaama waan idin salaanay Salaama Somaliya iyo jabouti salaama Way inoo samaatay salaama Soomaali weynay salaama Salaama waan idin salaanay Salaama Somaliya iyo jabouti salaama Way inoo samaatay salaama Soomaali weynay salaama Hadaan tagi lahaa jabouti Waxaan noqon lahaa catuuti Jamaal i gee jabal i sii Kuma jaro cid kale lama jiro Waa jidhkaygii jeexaygii Jabouti meelna kaama jiro Waa jidhkaygii jeexaygii Jabouti walee kaama jiro Hadaan tagi lahaa jabouti Waxaan noqon lahaa catuuti Jamaal i gee jabal i sii Kuma jaro cid kale lama jiro Waa jidhkaygii jeexaygii Jabouti meelna kaama jiro Waa jidhkaygii jeexaygii Jabouti walee kaama jiro Waa subaxa kale Soomaliya sax miyaa maya Jabkuti inay kala soocmeen Sax miyaa maya Waa si kalee sax miyaa Sax miyaa maya Sina wey soormeen Sax miyaa maya Waa si kalee sax miyaa Inay kala soocdeen sax miyaa Inay isa seegeen sax miyaa Waa subaxa kale Soomaliya sax miyaa maya Jabkuti inay kala soocmeen Sax miyaa maya Waa si kalee sax miyaa Sax miyaa maya Sina wey soormeen Sax miyaa maya Waa si kalee sax miyaa Inay kala soocdeen sax miyaa Inay isa seegeen sax miyaa Salaama waan idin salaanay Salaama Somaliya iyo jabouti salaama Way inoo samaatay salaama Soomaali weynay salaama Salaama waan idin salaanay Salaama Somaliya iyo jabouti salaama Way inoo samaatay salaama Soomaali weynay salaama Ka dhex bax naga dhex bax Somalia jabouti wa same sax Midkii nasoo dhex gala waa lax Maslax calanka soo salax Saas waaye jabouti Balbala xunduli angela Gengala waan tagi Gaarti aa waan kasaa Xaskiyo cartaba waan tagi Waan tagi waan tabay reer tolkay Balbala xunduli angela Gengala waan tagi Gaarti aa waan kasaa Xaskiyo cartaba waan tagi Waan tagi waan tabay reer tolkay Kaalay sharmo boy kuwan xali Fashil weeyi lololi dab gali Iyo fataaladan filinkooda qari Sharcigaan bari oo waa dhari Ninka somalia dhibic U ahi waa askari Safka hore difaacaa Saaka waan u gali Seefahayga walaal Cadawga uu ka sasi Socodkayga markuu maqluu Suuxi uu siriri suuxi uu siriri Somalia ani lee waaye Ka na kala saarey kee waaye See waaye somali jabouti same waaye Sharmo iyo maslax camalee waaye Saas waaye Somalia ani lee waaye Ka na kala saarey kee waaye See waaye somali jabouti same waaye Sharmo iyo maslax camalee waaye Saas waaye Salaama waan idin salaanay Salaama Somaliya iyo jabouti salaama Way inoo samaatay salaama Soomaali weynay salaama Salaama waan idin salaanay Salaama Somaliya iyo jabouti salaama Way inoo samaatay salaama Soomaali weynay salaama
Queue is empty
-- / --