markaagii waa markaagii markagii markaagii wa markagii x2

markale markale aabow markale x2

mar dalkaa kugu muuqda markale aabow aabow
mar dadkaa kugu maqsuuda markale aabow aabow x2

maskaxdaadaa noo muhiima markale aabow aabow
matal qaranka muwadininta
markale aabow aabow x2

adigaa noo macan markale
adigaa noo maqan markale
aa hanaga aadin meel kale
aabow soo noqo markale
maamule noo noqo markale
dadkaan umaciin markale
markale aa markale maantale adi mooyee yaa kale yaa kale
way ku wataan shacabkaaga markale adilee dadkaan matal markale ana waan kuu mahad naqi markale markale

markale markale markale markale aabow maantalee x2

aabaheen maleh eedba maleh
xumaan maleh oo ceeb maleh
sida aabe xasan guled oo kale
waa geesi kale gaashaan kale iyo garab kale sidoo kale waa sidoo kale x2

madaxdu hanoqdan adoo kale
reer jabuuti dhulkooda dhib maleh waxan dhex tagay waa caraf kale wax kale ani wan kahelay yaa kale
ismacil cumar gele o kaliya aa x2

markale markale markale markale aabow maantalee
markale markaleeee

markale markale markale
markale aabow markale
markale markale markale
markale aabow markale x2

Exit mobile version