VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaal - Lyrics

Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan sinjiga dhaqankaa na simay Sinaam sawraca hidahaa na simay Sinaan midabka sugulkaa na simay Sinaan tawxiidka san baa na simay Sinaan afkeena saxanbaa na simay Sinaan anshaxa suubanbaa na simay Sinaan sinjiga dhaqankaa na simay Sinaam sawraca hidahaa na simay Sinaan midabka sugulkaa na simay Sinaan tawxiidka san baa na simay Sinaan afkeena saxanbaa na simay Sinaan anshaxa suubanbaa na simay Salaamay marka hore waan salaamay Soomaali waan salaamay Waa ii wada sokeeye Sooryada waan u simay Samidan ugu soocay Oo salmidaan ku siiyay Samidna u qalay Oo sixirkii waan garoobay Sacabkii waan ka sifeeyaa Subagiibaan ka saaray Saakana ilaa saluguugi baan u kacay Soomalay waan soo wada maray Shalay la i saaray Saluugba waan ka waayay Waa la isoo dhaweeyay Samada la i geeyay La ii sacabo tumay Salaan la ii dhigay Soorna la igu daray Way ii wada saxnaayeeno Khalad baan ku soo waayay Qalbigaa la ii sifeeyayee Salaamay soomaali waan salaamay Soomaali waan salaamay Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomaliyeey soomaal Soomaalaanu nahay soomaal Sinaan soomalaan nahay Sadrigayga iga soo nahaabay Duu salaw Waxbaa jira hadii saxar taabtay yari Ishaada isha kale la siman Maxay kuula oydaa sifeey Maxay kuula oydaa sifeey Walaalahaa kalaa saftee Looma soo kale dhex galo Ha kala soocmaan abidood Dhib iyo samo wixii mahad Dushay ka wada socdaan Tiknuuna waa sidaase ogoow Walaalahaa kalaa saftee Hiyaalo huubalowbaa Looma soo kale dhex galo Hiyaalo huubalowbaa Ha kala soocmaan abidood Hiyaalo huubalowbaa Dhib iyo samo wixii mahad Hiyaalo huubalowbaa Dushay ka wada socdaan Hiyaalo huubalowbaa Tiknuuna waa sidaase ogoow Walaalahaa kalaa saftee Hiyaalo huubalowbaa Looma soo kale dhex galo Hiyaalo huubalowbaa Ha kala soocmaan abidood Hiyaalo huubalowbaa Dhib iyo samo wixii mahad Hiyaalo huubalowbaa Dushay ka wada socdaan Hiyaalo huubalowbaa Tiknuuna waa sidaase ogoow
Queue is empty
-- / --