VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sooomaali - Lyrics

hoobalow hele hilawle hoobalow hele sidirigam soomal waa magacayga sooyalk la iigu dhigay sifadii aan sidkeena bilan siidhkii lagu sugee jiidhkii lagu qoray sumadii lagu qoray hibodooyo hiloobeye hariimadee hanaaboo niman helaba ma hanbayn saraynta ruux uguma faano sinaantan la magac ahay horaad nin igu sariigtay gurigayga kuma sareen martida waan sooryeya magana way ku seexdane sidirigam somaalay hooy way kaa oo hadana way kaa idhaeeye way kaa hoobalow haaheeya dad walaalo ah baan nahay sinji u mideeya heeya layna kala sooci maaye layna siri maaye heeya kumana saluugaye heeya umadeena u safanaya heeya saaka mid baynu nahay heeya waan saacidi dhibanaygoo anaa dushayda saaranee heeya yaa himaami kara seerka moyaale yaa ka seexan kara dhulkii dhuun yar saluugi maaye sinjigaygee qabiil la iguma sifeeye sowka dhawaaqayga heeya shabeelna taagan garabkayga saw jarar midigtayda sitti ka dhigay gaashankayga sawkaa afdheer joogeyga faafan ka dhigay sumcadayda sawkaa doolo sharaftayda qoraxay ka dhigay sooyaalka sowkaa liiban hidahayga erer siiyay karaamadayda sumadaydu waa ceelweyne sinjigaygu miyuu kala maarmayaa heeya anaa ka dhashoo sidanaya heeya
Queue is empty
-- / --