VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Toliyee - Lyrics

leliyow waleele toliye hele wayka toliye hooba hele waynaka isirka isirkeena tahaye tageero walaalnimo shacab aan ka tageynoo u tagaan sumcadayda ayaa tahay tuliye tuliyey tahaye sidiiga noo tarmaaya tuliyeey haa tarmaayo tabaaleysan tuliyey haa aniga u taliyoo tuliyey haa u tilmaanan gobanimo tuliyey haa qaranimo u taagan tuliyey haa qabyaalad laga tiray tuliyey haa wanaaga lagu taxay xudunta tuliyey haa sooyalka tixraacayo xaqiiqda lama tiree taarikhda gobanimo tusaalad u tahay tuli yaan la taaban heleey halala tuli yaan la taaban haraad ha ku taamo talaabo yaan la qaadan walaalnimada la tiigso tol weeyi somalo dhan tusmo u tahay maanta qarankeena hada daran toosiya toosiyena tanaasul waa hankeyga somalinimadeyda tunkeygii ku saaqdo umada u tilmaama dhugnimo tayadeeda tuli yaan la taaban
Queue is empty
-- / --