VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan baanayaa - Lyrics

samo waan baraarugay maanta waa baanay baalkii waa inoo dhigay bogihii nagu tiilay badankii waa la dhayay yaa bad qaba oo yaa baahanoo oo yaan u dirmada samo waan baane bartii aan ka bilownay qaarbaa nagu bilabay burburkii noo hisheeyay dadkaygii qumana qaraarkeeni adkaa maxaa saa ka qaribay qisadeeni bilaw ma maanta la qayibay baystay anigoo ahaa banaadir la idhagay hadii lagu faani jiray ninba meelbu ka baxay dhaxdeenu ku dhacay ninkii badbaadi lahaa beer laxawsiga laga jaray bogiisa laga tiray badweynbuu nagu riday samoo waan baanay maanta baraarugey ba'ayda waan qarsada badhaadhaha kuma faano balaayadu hareerahayga baaqa kuwii inoo waday bulshow tashada yidhi bariba maba gaadhine bishuba maba ay diilane maanta miyuu bislaaday bahdii miyuu ka daalay mise kursiba badalay waaka afkiiba ba' ee
Queue is empty
-- / --