VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waari maysid - Lyrics

way waari mayside way war hakaa hadho waydaaro wax kudhibaya hawalwalin ha murugoon dhe ha walaacin wax yeelaada wadnahaaga dhaawacayee waydaye qalbigaagaaa wacnaagu ma waaro waayuhu kuma su aalo waaano iyo rashiba maalinba waa dul maraaye way waari mayside way war hakaa hadho waydaaro waxku dhibaya ka war doono qalbigaaga la tasho wadnahaaga niyadaada ku kuwaari wax uroon magacaaga ka waynoow nacabkaaga ku wacdiya xumahaaga kana leexi wadaada wadaada guusha way waari mayside way war hakaa hadho waayahan dambe qaarbaa ku wareegaa wadnahaaga toga inay walaalobaan wehel la qaado wakhtigooda siiyaa wacnaanta kula joogo weedhaada kaydka duni ma waartee ha wareegto wajiga ku badal adoo wanaajiyay wala dhuuqayaan waagii baryaba wadkaaga suagayaa tuugu warbuu wacadkaaga diraa wixiii jabku ahaana wadaa inuu kuweydeeyuu rabaa waran buuna kugu soo weerarayaaa wacdarahaaguu gaar usidaaa yaan laguu soo wadin adigoo way waari mayside way war hakaa hadho way waarimayside way war hakaa hadho
Queue is empty
-- / --