VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masuul 2020 - Lyrics

Dhamaan dadyoowga sharafta leh ee inagu tixan had iyo jeer waxaa rabnaa inaan idin sheego Sanadahii danbe inaan Masuul wax dhowr ah ka badalnay,.. hadii aan hal iyo labo idin taabano..

Waxaan badalnay..

1, Dhaqankii ahaa in heesaha somalida ka dhaxqeeliyaan ama ka dhax hadalaan qofaan fanaanka ahayn  heesaheena marnaba  ka maqli doonin  codadka xayeesiineed ama aan ku soo bandhigeeno in heestan xageena ka timid.

2. waxaan badalnay 

Heesahiii dhaawqooda aanan miisaanka lahaan jirin  hees walbo soogalineno waa mid ku miisaaman sameecada hadda la isticmaalo iyo kuwii horaba .. anagoo is ticmaaleeno aaladii ugu danbeesay ee ugu casiran si heesaha soomaaliyeed la jaan qaadaan kuwa caalamka .

3. sidoo kale waxaan ixtiraamna shuruucda fanka soomaaliyeed taa oo hees walbo oo aan  maalmo ama Masuul  ku soo bandhigeeno  ahaato mid waafaqsan shuruucdaasi ..

Dhinaca kale websetka qeebaha aadka uwayn xooga saarnay waa dhageesiga heesaha fanaanka aad hal mar dhageesan kartaan iyo Qaab sahal oo aad fanaanka ubaaran kartaan.

Intaa iyo in kabadan waa wa inaga  diyaar  

Waa  bahda Masuul idin leh 

ku tixnaan wacan

Queue is empty
-- / --