VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaandarse waxay tahay - Lyrics

onkod iyo hilaac uffo iyo dabayl roob da aaya oo hare idhanka joogaan arkaya xareed aan kuu banee arin lamaa filaaniyo udgooneey ayaan daro se waxay tahay geed odaxle baad ubax yohow ku taal ana eegmadaadiyo aragtidaadiiba jacaylba igu abaaro uurkiyo wadnaha olol ma iga baxaya umaliyo dhibiyo urugaan qabaa iyo uur xumee eebadii kalgacalkaa wadnaha i abaartoo iga oohisee
Queue is empty
-- / --