VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diin yohow gurguurtaa - Lyrics

diinyohoow gur guurtaa dacawiyo waraabiyo kuma cuno dugaaguye wadka oo ku dila iyo dar illaahay mooyee dadna kuma ugaadhsado dal yaqaana waad tehee dabuubtayda maqalo tii la iigu daw galay ducadiyo salaantaa ha dayacine gaadhsii deeqa waxaad tidhaahdaa dawadii naftaydaay kuma aan dalyayninee u dul qaado waayaha waxaa dibad galoo idil adigaa u da a waynoo waxaad tahay duqoodiiyo nabad doonadoodii dagaal aanan galinee darajadaa lahaaye dadku wada yaqaanee waxaan kuu duraansadeen hada kaaga door biday abaar dunida gaadhiyo ma dareentid oonkoo laaftudhaaya laga tagay hunguri kuma dul geeyoo kuma damaqdo gaaje
Queue is empty
-- / --