Heesta Giriyaad - Lyrics
inta ay dantaydiyo noloshaydu diiq tahay
ama uu dayacanyehee aabahay darxumo qabo
naftaydaay ha daalin dugsigiyo tacliintana ha daynin
qayrkaa wixii dilay ha doonin
waa iga dardaarane ayuu damacu kuu gayn
waxaan kugu dagaalaa ama kugu dirqiyayaa
ee dabaca uurkiyo dab caloosha iga shiday
waa darajadaadiyo raaxadaada dunidee ha diidin
duni laga caraabiyo gabal sii dumaayiyoo
dayax dhacay inay tahay da da maanta joogta
doqoni waa ma garatee adigoo u dayma le
digtoonow