VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wanqashii - Lyrics

miilay waagu dhawyahay mahiigaan hawaarsaday masku galay godkiisii qalbi maalib laystira raha moqor ka ciyayana madadaalo ugu taga wanqashiisa murugooy mudqa laguma korinine madad jacayl lagu muraadsaday mahdi loo war daranyahay mahuraana dayrteen marti qaaday qiiradu marxal lagu cawaysimay nabsi mira ku daadshoo masar looga haajiray wakhtiga u mir kacayoow muda looma qabanine
Queue is empty
-- / --