VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhuuxii borame - Lyrics

sida ubax dharaaro dhabanadu casaadee dhacdu ay kulushaahy sadrigaad ku dhigantahay dhebi baxay lamoodyeey waad igu dheertahee dhaayihii ku arkaa waano dhaxal uyeeshee dhaayihii ku arkaa waano dhaxal uyeeshee waanigan dhaqaaqo waan dhoofayaayee axdi meel ma dhiganaa sida dhool gu yoo da ay ama dhibicda roobka tii leygu dheeree ama laamo dhabiyo fadhiyada kuyaaloo wabiga dhinaca saareen dhooley sidaad tahay damiirkaygu raacee kuma dhaafi akrayee dhaayihii ku arkaa waano dhaxal uyeeshee dhaayihii ku arkaa waano dhaxal uyeeshee waanigan dhaqaaqo waan dhoofayaayee axdi meel ma dhiganaa
Queue is empty
-- / --