Heesta Beenlaguma dhaartee - Lyrics
been laguma dhaartee
dhan loo dayaaba gabadhyay
jacayl iga dhab weeyoo
timahaagan dheeree dhabarkaga
joogee illaahay dhameeyo
ilkahaagan dhuuxiyo dibnahagan
dhuxushan dhaka faar ka qaade
waxa aad u dhigantaa dhibicdiyo
cadceedoo isu soo dhawaadee