VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hafarbaan ahoo - Lyrics

hoheey waan lumoo hanfadbaan ohoo hirbaa ii hilaacayee inaan ahay habeen iyo inaan hiboy kuu hagaagsanay aan kala hubsado markay tahay habeen waan halawsano hilibkaygiyeey halkaad joogtiduunba la iga soo helaa inaan ahay hacoo iyo inan sidaa ku hagaagsanay aan kala hubsado
Queue is empty
-- / --