VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waayeel dadaw - Lyrics

walaac anigoo lajiifay maxan warba haar latosay wareer anigo laliita maxan warwar jiifi waayay maxan sida weer caraysan saqda dhexe gaaf wareehay muxuu wagal iihilacay maxan kula rooray weelka ubaydhay wadiigo leexsan wakhtigu itilmaami waayay jacaylku muxuu iwiigay muxuu wadnahyga wiigay maxaan shinbiraha waraystay udhiibay waraaq daboolan hadii ay wacadkii iiga qaaday mid weeyi itidhaahdo weeyi waayeel dadoow inaan waalanahay duni weersidoo kaligii dhibtoo wacadkii dhigtoo waydarataan weekay nayaaa wadeeco maxaan illaashay waraabe ka soo kexeeyay sacwayda maxaan udhaan shay wal waalo usoo arooray halkiisa kusoo waraabshay maxaan wali soo kexeeyay wadaado maxaan uyeedhay uloogay wankayga fiican waxyeelo hal utaalo naftayda maxaan kawaabshay walaalkay nimaan uhaystay muxuu wado iifadhiistay gof aan wehelkayga mooday kaqayb galay weerar kayga ruuxan lawdagay cunto kuwiirsaday dhiiladayda
Queue is empty
-- / --