VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beeneey waa run - Lyrics

beeeneey waa run barbaar dhedig iyo laboodkeed baryahan is bidoo buug dhaqanka ka baxoo kaalinteeniibaa banaan hadaad naga badantihiin garaadkiinu waa bukaa bar kuma taalbad tihiin waxaad biiseen hidahii dhaqankii idinkaa badalay bariinbaad naga dhigteen barkii midayaabu raacay waxaad barateen wax kale afkiinoonaydaan haaag u baran ayaa oo hadar hajaahee iyo sheeri iyo no noo qortaan bildhaanta qalaad bawsiga maykal jaksan rikoodho ka buuxsataan bilicdii quruxdeenu meeday jacaylkiinan labada bari labaxa taga oo na dhaafa
Queue is empty
-- / --