VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay kaalay - Lyrics

kaalay kaalay iikalay anigaa kol ii imoo kaahiyo xanuunkiyo ha idayso kurbaduyee kaalay kaalaay kaaalaay kalgacaylka laba ruux hadii aanay wada korin ma kobcee kaalay kaalaaay adigoo haraad kaxa kub hayoo jaboo kaban kuu jacaylku kala riday kaalmada alla lahee ima aanad kohateen hadaan kuu imaadee kaalay kaalay hadii kale hadii kale kawdhe caashaqa sahal kuma ba ee kow dhe sii korodh wakhtigu laba dhe ma anaan kugu kalsoonayn ma adigaa kukale helay naftu kaadsan waydee kaalay kaalay
Queue is empty
-- / --