VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilwaad - Lyrics

Isma oran ilwaadba Intaa kala maqnaataan Kaa aamusaysaa 2× Ismaan oran afdhuubiyo Eedbay ka tirsaniyoo Oo qurux umaan doontaa 2× Ma shaydaan iblaysbaa Isku keen diraayoo Afkuun kaala bixiniyo Ma shaydaan iblaysbaa Isku keen diraayoo Afkuun kaala bixiniyo Naar kugu afuufoo Iga daa ha ka bixin 2× Isma oran ilwaadba Intaa kala maqnaataan Kaa aamusaysaa 2× Ismaan oran afdhuubiyo Eedbay ka tirsaniyoo Oo qurux umaan doontaa 2× Ma shaydaan iblaysbaa Isku keen diraayoo Afkuun kaala bixiniyo Ma shaydaan iblaysbaa Isku keen diraayoo Afkuun kaala bixiniyo Naar kugu afuufoo Iga daa ha ka bixin 2×
Queue is empty
-- / --